Wax Ka Brro Faaidada Jimcsiga Jidhka

Date:

WAX KA BARO FAAIDADA JIMICSIGA

JIMICSIGU WAA CAAFIMAAD(EXERCISE IS MEDICINE)

WHO RECOMMENDATIONS(fariimaha hayada caafimaadka aduunka)
SOCODKA DHEER OO LA OGAADAY IN UU YAHAY MID KA UGU WANAAGSAN JIMICSIGA,

Jimicsiga oola xaqiijiyay in uu ka hortago xanuuno badan,
Halkan waxaa ay daraasad cadaysay ama cilmu baadhis in dadka badiya jimicsugu ay ka badbaadi karaan cuduro badan oo nolosha qofka halis ku ah, jimicsiga ayaa lasheegay in uu yareeyo khatarta kansarka,iyo Cholesterolka, ama subaga dhiiga.daraasaad oolaga sameeyay dalka ingiriiska ayaa sii faafhfaahisay.warbixintu waxay shegtay in xitaa qofqaba kansarka uu jimicsigu ka yareeyo iin ku sii fafao. Waxa kale oo daraasadu taabatay in uu ka hortago cudurada neef mareenka,iyo xanuuno maskaxda haleela,xigasho BBC, Iyo Jaamacada Vermont.

Hadaba jimicsiga ama alaamiitada ayaa ah wax iska caadiya oo kujira nolosha dalalka dadka reer galbeedka ah.
Daraasad kale ayaa sheegtay ama lagu ogaaday in aan alaamiitadu ama jimicsiga aroorta hore uu yareeyo Apetite ka badan.ee anau kaliya saamayn qofka tamartiisa.khubaro ka trisan jaamacada brigham youth ee dalka ingiriiska ayaa ku sheegay in 45 daqiiqo oo o ah jimicsiga orodka ah ee subaxii lasameeyo uu yareeyo amateedka qofka islamarkaana hoos u dhigo gaajada.xigasho journal of medicine and science in sports and exercise.

1 Iska difaacida ama caabinta xanuunada: markaad leedahay routine jimicse ama aad si joogte ah u jimicsatid waxa ku kordhaya awoodada iska caabineed ee dhinaca xanuunada. Duri iyo xanuunada la mid ah si fudud kugu dhici maayo. Jimicsigu wuxu kordhiyaa waxa loo iqaano immunoglobulin, immunoglobulinku waa protein kor u qaada difaaca jidhka.
2. Kalsoonidaada ayaa korodhaysa: self confidence, jimicsiga joogta ah wuxu inyar inyar maalinkaste kobcinaya kalsoonida aad naftaada ku qabtid isla markaana hoos u dhigaya streeska ku haya. qanjidhka loo yiqaano pituitary gland ayaa soo daynaya kemikalo (chemicals) ay ka mid tahay endorphin oo niyada ku dajinaya kaana farxinaya.

3. Kor ayu u qaadaya energyga:hadaad hawl yar ama mid badan aad leedahay maalintaada waxaad arki doonta inaad si fudud uga baxi doontid adigo ka daalin hadaad si joogta ah u jimicsatid.

4. Jidhkaaga iftiimaya: markaad jimicsatid dhiigaaga si wanaagsan oo xawaare sareeya ayaa jidhka wada gaadhaya. Sidaad u ogsoontahay oxygenta iyo nafaqada dhiiga qaada, markaa jidhkaaga ayaa oxygen intii hore in ka badan heli doona oo gaadhi doona unugyada haraga oo u sababi doonta inu jidhkaagu nuur ka muuqdo.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...