Qormo jacayl Oo Muhiim U Ah Lamaanayaasha

Date:

Waa mar kale iyo xikamadihii jaceylka ahaa ee aad aalaaba nooga barateen in isbuuciiba hal mar aan fariin qoraal ah idinku soo gaarsiiino.

1- Jaceylku marku cusubyahay wa macyahay waxa kasii macaan badan markii si dhab ah loo jilayo.

2- jaceylku waa halxiraale, waxa furay soomali ahaan xuseen iyo muliyo, boodhari iyo hodan, qeys iyo leylo,

3- Jaceylku waa riyo dheer oo macaan badan, guurkuna waa -alarm clock- ganbaleelka kaaatoosiyo riyadaas macaanta badan.

4- Hadii ay jiraan dad ka walwalo oo ka taxadaro waxa aan ahay mid kamid ah, hadii uu jiro hal ruux oo kaliya oo kaa taxadaro ruuxaas waa aniga. Hadiise uu jirin ruux kaa daxadiro waa anigoo aduunka kunooleyn.

5- Waan qoslaa, wan ku jeclaadaa, wan rajeeyaa, wan iskudayaa. Waan ku dhaawacmaa, waan ku baahdaa, waan cabsadaa, waan kuu ilmeeyaa. Adne macaan intaas in aad ila wadaagto waan ogahay, wan kujeclahay.

6- Magacaaga waxa aan ku qoray daruurta, nasiib daro dabeylaha ayaa tirtirtay, hadane waxa aan ku qoray ciida hadana nasiib xumo biyaha roobkaa tirtiray. Lakin hada waxa aan ku dhex qoray xinjiraha wadnaha gudihiisa ah weligiisna meeshaas ayuu ku qornaanayaa.

7- Dadka qaar waxa ay furaan indhaheyga, dadna waxa ay furaan maskaxdeyda oo aqoon kusoo kordhiyaan, laakin adigu waxa aad furtay wadnaheyga oo aad jeceyl xad dhaaf ah ku soo kordhisay.

8- Jaceylku wa indha sarcaad, mararka sidaa darteed qaar lama arko indha sarcaadkaas, mararka qaar wa dhalanteed, dhalantedkii ayaana hada dunida soomaalida ku batay.

9- Jaceylku waa indhoole guurka ayaa u ah dhaqtarka indhoha fiiqa.

10- Malasocotaa aqristoow jaceylka iyo websiteka hoganka.com iney saami yihiin. Hadane xiriir soojireen ah Kadhaxeeyo.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...