Gool haye u dhashay dalka Germany oo la xidhay Kadib 43 Gool oo laga Dhaliyey

Date:

Waxa ka dhacday dalkaasi Germany arrin aan hore loo arag kadib markii ciyaar kubada cagta ah oo dhex martay labad kooxood ee Fondirort iyo kooxda Wiberhosan  oo ciyaari dhex martay wayaa waxa laga dhaliyay Gool-hayaha kooxda Fondirort laga dhaliyay 43 Gool ,waxaana kadib matkii ciyaara laga soo baxay la xidhhay Gool-hayaha kooxdaasi .

Tababaraha kooxda Fondirort ayaa isagu sheegay in aanu  ilaa iyo imika gaaranayn sabata loo xidhay ciyaartooygan waxaanu yidhi “ilaa iyo hada ma garanayno waxa dhacay ,markii ay xiyaartu socotay waxa uu ogolaaday in laga dhaliyo 43 gool arrintaaso aan waligeed ciyaaraha kubada cagta ka dhicin ,kadibna markii ay ciyaartu dhamaatay ciidanka ayaa yimid oo xidhay ilaa iyo haatana wuu xidhanyahay waxaan rajaynayaa in la soo daayo si uu uga qayb gala tabarada kooxda ,laakiin waa arrin la yaab leh oo aan dib u baadhi doono “.

Arrintan oo ah arrin aad u la yaab leh ayaa  ilaa iyo hada kooxda uu ciyaarayay Gool-hayahani ay la yaabanyihiin sababta ay ku dhacday arrintani waayo kubada cagta laguma yaqaano in la iska dhaliyo Goolal intaa tira le’eeg .

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...