Sidee Ku Ogaan Kartaaa In Qofka Aad Jeclaatay In Uu Ku Daneynayo Iyo Inuusan Danba Kaa Laheyn.

Date:

Maqaalkeena maantay waxaanu  ugu hadli doonaa side beey gabadhu ku ogaan kartaa wiilka aay lakulantay marar aan badneyn ayadoo jaceyl uqaaday balse aaysan garaneyn inuu asiga jaceylyahay, midaas oo dumarka qaarkii ku bauurto jahwareer taasoo sababto in aay qarsadaan jaceylkooda maadaama aaysan hubin inuu wiiilka uu daneynayo, balse shabakada ciyaartv.com ayaa kaa jaahil bixin doonto arinkaas

Haddaba maantay aan falanqeeyo sida aay ku ogaan karto gabadhu inuu wiilka daneynayo,  uusan jaceylkeeda unoqon halbacaad lagu lisay.

Aqristoow adiga xattaa inee kusoo martay waa laga yaabaa intaad qof jeclaatay dabadeed aad awoodi weeysay inaad usheegto adigoo kacabsanayo inuu xiriir kale leeyahay ama aadan hubin inuu kudaneynayo, haddaba maqaalkan ku ogoow in qofkaad kaheshay oo aadan marar badan kulmina ama uu mararka qaar gurigiina , deriskiina ama goobta shaqada aad ku kulantaan in uu kudaneynayo.

Soo Jiidasho wuxuu isku dayayaa goobaha aad joogto markuu soo aaday inuu soo xirto dhar soo jiidasho leh, markuu soo gaaro goobta aad joogtana salaanta asigaaba kugu bilaabayo salaanta kadibna wuxuu kugu xijinayaa cawo bari, Sidee kubarisay.

Eegidmarkaad kudhex jirto bulsho asagana oo isla goobtaas joogo waxaad arkeysaa asagoo si toos ah kuu daawanayo Kuu eegayo markii aad fiirisana inta uu ismashquuliyo ayuu ugu yaraan garka qabsanayaa ama indhaha waxaan kujirin iska bixinayaa. Markii aad keli isku tihiina haka sugin inuu indhaha indhaha kuusaaro, balse haduu jaceyl saameeyay uu kuqabo keli markaad tihiin indho naxariis leh ayuu indhaha kuusaarayaa, balse waqtigaas waa markaad goob aanan shanqar kayeereyn aad joogtaaan.

Lamafilaan mararka qaar wuxuu kaaga soo muuqanayaa ama kaaga hor imaanayaa meelo aadan kafileyn inuu kaaga hor imaan karo, sida adigoo iskuul ama adeeg kayimid ayaad arkeysaa asagoo wadada kaaga hor imaanayo , hor imaashahaas kutalo gal bey katahay balse wuxuu kaaga dhigayaa inuu meel usocday sida saaxiibkiis.

Isbadbadel waxaad ku arkeeysaa inuu mararka qaar sameynayo wax aad kufaraxdo halka mararka qaarna aad kala kulmeyso wax kaaxanaajiyo.

Hinaasid marka uu arko adigoo dhalinyaro lasocdo waa uu maseerayaa xattaa haduu ogyahay inaad qaraabo tihiin midaas oo ah mida ugu sahlan aad kuxaqiiqsan karto, markuu kugu arko adigoo wiilal laqoslayo wuxuu isku dayaa inaa kaa goosto maalin markii uu maqnaado inta uu isa soo celin waayo ayaad hadana arkeysaa asagoo hortaada taagan.

Waxaanu kazoo hadalnay sidaad ku ogaan karto inu kujeceylyahay qof aad lakulantay dhowr jeer aad ugu shakisay inuu kujeceylyahay iyo inkale, kobciyemedia.com waxeey kuusoo gudbin doontaa qodobo kale dhawaan insha allaah.

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...