Dayaxu waa meesha keliya ee samada ka mid ah ee ay aadamaha wakhtigan joogaa cagaha soo dhigeen iyadoo inkastoo uu barnaamijkii Luuna ee ay lahaayeen midowgii soofiyeeti guushii ugu horaysay ka gaadhay gaadhitaanka dayaxa korkiisa oo ay ku tageen dayax gacmeed aan dad saarnayn sanadkii 1959 haddana sannadihii ugu dambeeyey waxa si is daba joog ah loo tagaa dayaxa dushiisa oo aad mooddo in dalalka adduunka ee waaweyni ku tartamaan.

dayex du

 

Comments

comments