Hargeysa (Wargane News):- Warar ay shabakada Wargane.com ka helayso xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaana looga qaateen ah waxa ay sheegayaan in dib loo dhigay shir weynihii xisbigaasi
Shirweynaha ayaa waxaa hore loogu shaaciyey in uu qabsoobi doono 01.10.2016 ilaa 02.10.2016 waxana wararka ay hada heshay shabakada Ilaysnews.com ay sheegayan in laga dhigay 10.10.2016 ilaa 11.10.2016waxaana dib loo dhigay muddo toban cisho ah
Shirweynahan ayaa waxa lagu soo dooran doona musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa ee xisbiga uga qeyb gali doona doorashooyinka sanadka 2017 la filaayo in ay dalka ka qabsoomaan waxaana tartan xoogani ka dhex curtey siyaasiyiinta ka soo jeeda gobalka Awdal oo u ordaya in ay qabtaan jagada musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani
Xisbiga Waddani Ayaa Baryahanba Ka Dhex Quxayay Khilaaf Culus Oo Aan Wali Albaabada Soo Jidhiin Laakin Maalmo Dhaw Ayaa La Kala Kici Doona,,,,
Wargane News