Somaliland: “Isagu Wuxu Gudoomiye Ku Yahay Xeerka UCID,Hadii Aanu U Hogaansamin Taa Macnaheedu Waxa Weeye Isaguna Gudoomiye Maaha”.Cali-Guray Oo Si Adag Uga Hadlay Warqad Shalay Gudoomiye Ka-Gudbiyay.

Date:

BUUXINAYA INTAYSE XILKEEDU KU EGYAHAY.
Waxa sheegaya Q.26 Xeerka UCID waana sidan

1. Hogaanka sare ee Xisbigu waxa uu ka koobnaanaya lix xubnood oo kala ah:
a. Gudoomiyaha Xisbiga
b. Sadexda Gudoomiye ku xigeen
c. Xoghayaha Guud ee Xisbiga
d. Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga.

2. Hadii aay timaado in hogaanka sare ee xisbiga xubin ama xubno ka mid ah aay lumiso xilkii aay xisbiga u haysay si waafaqsan xeerka, waxa awood u leh soo buuxinta xubinta banaanata Golaha Dhexe ee Xisbiga iyada oo cod 1/3 ku dooranayaan musharixiinta u tartanta jagada/jagooyinka banaanaatay.

3. Xubinta cusub ee buuxisa xilka banaanaday waxa aay xilka haynay inta laga gaadhayo shirwaynaha xisbiga ee caadiga ah.

Sharciga UCID wax madmadow ahi kuma jiraan. Is indh tirka Faysal xubin aan banaanaan marka Xeerka UCID la raacayo ayuu isagu indho adaygiisa iyo beentiisa iyo belaayadiisa isla soo taagay aniga ayaa magacaabay aniga ayaana xilkii ka qaaday aniga ayaan awood u leh oo xubin cusub magacaabi kara. Bal qodob keliya oo Xeerka UCID ah uu daliishanayo ha sheego haduu jiro ma jiro eh. Markaa saw maaha xoog iyo sharci darro ayaan isticmaalayaa? Isagu wuxu Gudoomiye ku yahay Xeerka UCID hadii aanu u hogaansamin taa macnaheedu waxa weeye isaguna Gudoomiye maaha

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...