Wasiir uu dhawaan madaxweyne siilanyo xilka ka qaadey ayaa xogo looga qaaten ah oo ay helayso shabakada wararka ee Wargane waxaa ay sheegayan in uu ku biiray siyaasiyiinta isbaheysiga Kulmiye
Wasiirkan oo ah wasiirkii hore ee wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abaal oo uu madaxweyne Siilanyo bishii 4 goor danbe oo habeen nimo ah xilkii ka qaadey isaga iyo taliyaha ciidanka Badda ayaa la sheegay in uu hada ka mid yahay siyaasiyiinta isbaheysiga Kulmiye isla markaana uu mowqifkiidii qaatey
Maxamed Jaamac Abgaal ayaa waxaaa uu yahay siyaasi miisan culus ku leh gobalka Awdal oo uu ka soo jeedo isla markaana hadii uu ku biiro siyaasiyiinta isbaheysiga Kulmiye ku biirin doona cudud siyaasadeed.