Waxaa habeenkii xalay ahaa ciidamada booliska Somalilad ay xabsiga u taxaaben sheekh Aadan Sune oo ka mid ah culimada waa weyn ee rer Somaliland .
Ciidamada RRU-da ayaa nuskii danbe ee xalay waxay xoog ku galeen guriga Sheekh Aadan Sune oo ku yaala degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa
Ciidamadan ayey wararku sheegayaan inay sidoo kale dhibaatooyin u gaysteen qaar ka mid ah dadkii marayey waddooyinka ka ag dhawaa guriga Sheekha, kuwaas oo la sheegay inay qaarkood meel gaar ah ku hayeen isla markaana ay ka qaadeen telefanada isgaadhsiinta.
Wax war ah oo ka soo baxay xukuumada Somalilad ma jiro kaas oo lagu faah faahinaayo sababta loo xidhay Sheekh Aadan Sune.
You are a lair and supporter of Wadani and is out to tarnish the image of the government with this bill shot about the first lady.
If Sado decides to leave Kulmiye for Waddani….she goes to jail. What about all the people who left Kulmiye or those who joined Kulmiye from the other parties?
I see this as nothing but a fabrication and a white wash by the opposition, with the intent to demonize the Kulmiye Party, and the first lady.
Time and time again the first lady has come under attack from the opposition.
What I also noticed is the opposition have two agenda.
Show the citizens that they are the good guys and that the ruling party, the government, the first lady are the bad guys.
They are always disrupt any project the government want to undertake for the benefit of of the people by stiring unrest against the project and government.
All this conspiracy has to stop, because it could end up into a bonfire that could turn around and explode in their faces.
SUBHAN ALLAH FITNA IS A PACK OF LIES THROWN INTO THE WIND, BUT SPREAD BY INNOCENT PEOPLE WHO THINk ITIS REAL.
AND THE BENEFITS FOR THIS IS JAHANAM…AL ALIIM ( THE DEEPEST PITS OF THE HELL FIRE.