Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa maanta oo Jimce ahaa marti u ahaa barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Warbaahinta Dowladda Soomaaliya, waxaana barnaamijka ka qaybqaatey bulshada Muqdisho ku dhaqan oo su’aalo soo weydiiyey.
Raysalwasaaraha ayaa ka hadley aarimo badan oo siyaasadda Soomaaliya ah gaar ahaan doorashoyinka 2016