Gudida doorashoyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqen wakhtiga ay gobalka Maroodi-Jeex ay diwaangalinta cod bixiyaashu ka bilaabmi doonto ka dib markii muddo bil ah la hakiyey
Gudida ayaa waxaa ay sheegen in gobalka Maroodi-Jeex ay diwaangalintu ka bilaabmi doont 30.04.2016 waxaana sidaasi lagu sheegay warsaxaafadeed ay gudidu soo saartey oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka gudidaasi Siciid Cali Muuse