Somaliland: “Ma Bidaarta Cali Gurey Baa Garoon Noqonaysa Oo Ciyaalku Ku Ciyaarayaan”.

Date:

Siyaasi Cali-Gurray Oo Ka Hadlay Garoomadda Kubadda Cagta Ee Dawladda Hoose Siffaha Qaldan U Wareegtay.

Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID, Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa ka hadlay garoon la sheegay in uu dhistay xildhibaan Dogox oo ku yaalla xaafadda Masalaha ee Koonfurta magaalada Hargeysa.   Masuuliyiinta wasaaradda ciyaaraha oo dhamaystiran ayaa Sabtidii baabi’iyey sees ay sheegeen in uu garoonka ka bineeyey Xildhibaan Dogox oo ka mid ah Golaha Deegaanka ee Hargeysa, waxaana ay ku doodeen in dhulkaasi uu yahay garoon uu Mayarkii hore ee Hargeysa, Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir uu wasaaradda ku wareejiyey.   Haddaba Muj. Cali Gurey oo arrintan ka damqaday ayaa qoraal kooban oo uu bartiisa Facebook ku baahiyey waxa uu ku sheegay in uu la dhacsan yahay in garoon ay ahaato halka uu xildhibaanku dhismaha ka bineeyey, isagoo xusay in garoomadii laga wada sheegtay dhallinyarada.   Hadalka Muj. Cali Gurey, waxa uu u qornaa sidan: “Dhalinyaradu ha ku ciyaarto iyo ku ciyaari mayso anigu ha ku ciyaarto ayaan raacsanahay. Hadaa ma bidaarta Caligurey bay ku ciyaaraan hadii meel kasta laga sheegto. Waar naga daa Allayleh birihii ha lagu soo celiyo eh.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...