Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Dacwad Xisbigaas ka gudbiyey Kulmiye Iyo Waddani
Guddoomiye Faysal Waxaa uu sheegay in Waddani iyo Kulmiye ay Ollole ka dhigeen Baraarujinta bulshada ee Diwaangalinta Codbixiyayaasha.isagoo sheegay in guddida anshaxa ee komishanka doorashooyinka laga sugayo inay sharciga ka tiigsadan Xisbiyadan