Somaliland: Maxkamadda Oo Maanta Xukuumadda Ka Sugaysa In La Horkeeno Salaadiintii Iyo Dadkii Loo Qabtay Weerarkii Diiwaangelinta

Date:

Maanta waxa ku eeg toddoba cisho oo rumaan ah oo ay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex u ogolaatay inay xukuumadu ku soo gunaanado baadhista kiiska salaadiinta iyo odayaasha kale ee loo haysto weerarkii deegaanka Sabo-wanaag ee ay diiwaangelintu ka socotay.

 

Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika, u sheegay in maxkamadu maanta ka sugayso hay’adaha ammaanka Somaliland inay odayaasha iyo baadhistooda oo buuxda ku horkeenaan maxkamadda, maadaama oo ay toddobadii maalmood ee rumaanka ahaa maanta ku eegyihiin.

Warku, wuxuu intaas ku darayaa in haddii ay xukuumadu maanta maxkamadda horkeeni weydo salaadiinta iy odayaasha kale oo ay tiradoodu tahay 16 qof, in maxkamadu amri doonto in laga soo saaro xabsiga oo la keeno maxkamadda lana gudo geli doono dhagaysiga dacwadda loo haysto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...