Kenya: Xabsi gaar ah ayaan u dhiseynaa xagjiriinta keliya

Date:

Dowladda Kenya ayaa sheegtey in ay dhawaan samayneyso xabsi gaar u ah dadka ku eedaysan xagjirnimada ee sameeya rabshadaha. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ku dhawaaqey arintan ayaa sheegaya in Xagjiriintu ay saameyn ku yeeshaan maxaabiista kale sidaas darteedna loo go’doominayo, si aysan u sumeyn maxaabiista kale.

Uhuru Kenyatta oo khudbad u jeedinayey ardey bartey ilaalinta xabsiyada ayaa sheegay in ay muhimad siinayaan qorshahan inkasta oo aanu si rasmi ah u sheegin xilliga uu bilaabanayo qorshahan.

Kenya oo farogelin ciidan ku samaysey Soomaaliya ka hor inta aan loo oggolaan in ay ka mid noqdaan hawlgalka AMISOM, waxaana Kenya ka mid noqotey mid ay ka dhacaan weerarada ugu xun ee al-Shabaab geystaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...