Somaliland: Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Kulan uu Wasiir Cali Mareexaan Ku Qaabiley Ergeyga Infrastructure-ka U Qaabilsan Bangiga Horumarinta Afrika U Qaabilsan

Date:

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergayga African Development Bank uqaabilsan dhinaca Infrictraucture-ka oo lagu magaacabo “Mecheal”.

Kulankan ayaa la isku soo qaadey Mashriicdda horumarinta Wadooyinka Somaliland oo la filayo inay Somaliland ka bilawdaan 2017. Kulankan ayaa ahaa mid hordhac ah oo lagu sii diyaarinayey tiradda Mashaariic ee laga higalin doono dalka.

Sidoo kale waxa la isku soo qaadey inay African Development Bank gacan weyn uga geysan lahaayeen Wadada Ceerigaabo.

Gabogabdii waxa laga wada hadlayo sidii ay isku kaashan lahaayeen Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland iyo African Development Bank.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...