Somaliland: Madaxweynaha Siilaanyo Oo Qaabiley Saddex Danjire Oo Reer Yurub ah

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka kooban Saddex Wadan oo kala ah Norway, Denmark iyo Netherland.

Madaxweynaha oo ay kulankaas ku wehelinayeen wasiirada, Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire, Qorshaynta Qaranka Mudane, Cali Salaan Jirde (Cali Shoonbe), Madaxtooyada Mudane, Maxamuud Xaashi Cabdi, Duulista iyo Hawada Mudane Cismaan CabdilaahiSaxardiid (Cadaani)  iyo Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade.

Markii Shirku dhamaadayna waxa saxaafada la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Denmark Ambassador

Dhinaca Xubnaha Weftiga

1. Mr. Phil Evans, Head of DFID Somalia and Somaliland

2.Ms Pauline Sheenan, Head of Economic and Human Development

3. Mr. Angus Miller, Governance Advisor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...