Somaliland: Xukuumadda oo ka Hadashay Muranka ka Taagan Dhismaha Tiyaatarka Hargaysa Soona Bandhigtay caddaymo

Date:

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka hadashay arintii ka taagnayd tiyaatarka magaalada Hargaysa.

Wasiirrada wasaaradaha warfaafinta iyo hawlaha guud oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada hargaysa ayaa sharaxaad iyo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qaabkii lagu bixiyey dhulkaasi iyo noovcyada kala duwan ee dhulku ka kooban yahay.

Ugu horayn wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md cabdlaahi Maxamed daahir Cukuse ahna afhayeenka Xukuumada ayaa waxa uu tilmaan cad ka bixiyey heshiiskii Tiyaarka lagu dhisay, xiliga heshiiskaasi, go’haamada Madaxweynaha JSL ku bixiyey dhulkaasi iyo eedaymaha aan xaqqa ahayn ee ay soo jeedinayeen dhinacyo kale.

Dhankiisan wasiirka wasaaradda hawlaha guud, gaadiidka iyo guryaynta oo wasaaradiisu mas’uul ka tahay dhulka danta guud ayaashir jaraa’idkaasi waxa uu ka caddeeyey waxyaabaha uu xaq u leeyahay ganacsade Cumar caydiid iyo waxyaabaha kale ee si aan jirin loo buunbuuniyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...