Luis SUarez Oo Si Xun U Aflaagdeeyay Ciyaartooyda Espanyol “Kaaly Halkaan, Waxaa Ku Dhashay Islaan Dh*lo Ah”, Lagana Yaabo Inuu Ganaax Muteysto

Date:

Sida uu warbixintiisa ciyaarta ku qoray garsoore Martínez Munuera kadib ciyaartee ceebta, foolxumada iyo dagaalka badan uu ka dhacay ee xalay Camp Nou ay Barcelona ku garacday Espanyol lugta koowaad ee Copa del Rey Luis suarez ayaa ahaa kiciyaha dhibaatadii ka dhacday garoonka banaankiisa.

Messi

Garsooraha ayaa qoray in markii ay ciyaarta dhamaatay uu Luis Suarez u raacin saaxibadiisa kooxda qolka labiska laakin taasi badalkeeda uu istaagay jaranjarada (Salaanka) garoonka looga baxo isago sugayay ciyaartooyda kooxda Espanyol gaar ahaan Papakouli Diop kadibna uu ku yiri “Kaalay adiga ayaan ku sugaayaahe, ha cabsan, hooyadaa waa islaan Dh*lo ah, adna waxaa tahay qashin”
Pau Lopez and Messi

Martínez Munuera oo ahaa garsoorihii ciyaartaan dagaalka badneyd ayaa sidaasi ku daabacay warbixintii ciyaarta una gudbiyay gudiga garsooreyaasha xiriirka kubada cagta Spain laakin ilaa haatan lama oga waxa dhici kara.

Refree Match Report

Kadib dagaalkii Suarez iyo Diop, ciidanka amaanka ee garonka ayaa soo kala dhex galay kuwaasoo ku amray labada nin iney u dhaqaaqaan qolka labiska kooxahooda.

Suarez and keeper

Kulankii xalay ka dhacay Camp Nou ayaa lagu tilmaamay inuu ahaa kulan wasaq badan oo an ka turjumeen quruxda ay leedahay kubada cagta iyadoo kooxda sadexda koob ku guuleystay sanadkii hore ee Barcelona lagu eedeeyay ineysan xadidin aqlaaqda ciyaartooyda kooxdooda iska ilow Barca, Espanyol ayaa u muuqatay koox dagal u soo baxday halka garsooraha qudhiisa uu ku guuldareystay inuu ciyaarta si saxn u maamulo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...