Somalia: Diyaaradaha Drone-ka oo duqeyn ka geystey gobolka Shabeelada Hoose

Date:

Weerar la aamisan yahay in ay geeysatey diyaarad nooceedu yahay Drone ee ah nooca aan duuliyuhu lahayn ayaa ka dhacay gobolka Shabeleeda Hoose ee Soomaaliya. Weerarka ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay halka la yiraahdo SHanta Ameerika, oo ku dhaw degmadda Kuntuwaarey oo ahayd xarun al-Shabaab ay ku lahayeen halkaas, sida ay warbaahinta u sheegeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda.

Weerarkan ayaa subaxnimadii hore ee Salaasada.

Wararka ayaa sheegaya in sarkaalka la dilay magiciisu yahay Abuu Cutayba isagoo Al-shabaab u qaabilsanaa dagaal gelinta Malayshiyaadkaas, sida ay xaqiijinayaa wararka la helayo.

Wararku waxay sheegayaan in sidoo kale duqaynta ay ku dhinteen saraakiil kale oo la socotay Abuu Cutayba in kastoo aan la ogayn magacyada iyo xilalka ay u hayeen Al-shabaab.

Diyaaradaha Maraykanka ayaa bartilmaansada madaxda iyo saraakiisha ugu saraysa Al-shabaab iyagoo xogo ka helaya sirdoonkooda.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...