US: NASA oo sheegtay in biyo laga helay Meeraha Mars

Date:

Hay’ada Cilmi baarista hawada sare ee Maraykanka NASA ayaa shaaca ka qaaday in baaritaan dheer kadib ay xaqiijin karaan in biyo laga helay dusha sare ee Meeraha Mars.

NASA ayaa horey u aaminsaneyd in Mars uu yahay dhul qalalan oo aan wax biyo ah lahayn, balse baaritaan ay u adeegsadeen Satellite iyo mashiinka loo yaqaan Rover oo ay Meerahaasi u direen ayaa lagu xaqiijiyey in ciida iyo dhulka Meeraha Mars laga heli karo biyo.

Baaritaanka biyaha oo ah furaha Nolosha ayaa muhiim u ah waxa ay ugu yeereen baadi goobka in wax NOOLE ah laga heli karo dhulka Mars iyo in mustaqbalka sanadka 2030 Meerahaasi loo diri karo cilmi baarayaal muddo dheer halkaasi ku noolaan kara.

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...