Somalia: Al-shabaab oo 30 Askari ku Dishay Weerar ay ku qaadeen saldhiga ciidanka AMISOM ee Leego

Date:

Ururka Al-shabaab ayaa weerar ku qaadey saldhiga ciidanka AMISOM ku leeyihiin deegaanka Leego ee gobalka Shabeellada hoose, kaasi oo la sheegayo in ay ku dileen 30 Askari.

Weerarka ayaa ku bilowday qarax weyn oo ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo uu wadey qof naftii hure ah, isla markaana ku qarxey meel u dhow albaabka saldhiga, waxaana xigey is-rasaaseen xoogan.

Amisom Ayaa barteeda Twiter ka ka xaqiijisay in weerar lagu soo Qaaday.

Wararka ayaa intaa ku daraya in dagaalka uu ku faafey guud ahaan deegaanka, iyadoo Al-shabaab barahooda internetka ku soo qoray in ay la wareegeen saldhiga Leego, isla markaana dileen ciidamo farabadan.

Alshabaab ayaa sheegtay inay saldhigga qabsadeen balse Midowga Afrika ayaa sheegay in ciidamadoodu ay weli la dagaalamayaan kooxda Al-shabaab ah.

Al-shabaab ayaa weeraradooda xoojiyay ilaa bilowgii bisha Ramadan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...