Ukraine: Dawladda oo meel marisay shuruuc adag

Date:

Madaxweynaha Ukraine Poroshenko, ayaa saxiixay 4 sharci oo loogu talagalay in wadankiisu uu si rasmi ah ugaga go’o sovietkii hore.

Shuruucda waxay mamnuucayaan in la soo bandhigo astaamaha shuuciyadda iyo kuwa naaziyiinta, waxayna dalbanayaan in dib magacyo loogu bixiyo wadooyin iyo xitaa magaalooyin.

Waxay kale oo ay xayireen in la dhaleeceeyo koox reer Ukraine ah oo lagu eedeeyey in ay xasuuq gaysteen dagaalkii 2aad ee dunida.

Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha iyo taariikhyahannada, ayaa cambaareeyey sharcigan, iyaga oo sheegaya in xeerarkan cusub ay aad u xannibayaan xorriyadda hadalka, ayna kala qaybinayaan mujtamaca Ukraine.

Qofkii aan u hogaansamin ee jabiya shuruucdaasi waxa ay mutaysankaraan xabsi dhan shan sano ilaa toban sano

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...