Sudan: Shacabka dalka Sudan oo Maanta u Dareeray Doorashada Dalkaas

Date:

Dadka reer Sudan ayaa maanta oo isniin ah waxay u dareerayaan goobaha codbixinta si ay u soo doortaan madaxweyne iyo baarlaman.

Doorashadani ayaa ah tii ugu horreysay tan iyo markii ay Suudaan kala go’day.

In ka badan 37 milyan oo qof ayaa u diiwaan-gashan in ay codkooda dhiibtaan.

Inta badan xisbiyada mucaaradka ayaa qaadacay doorashada, iyadoo dalalka reer galbeedka ay sheegeen in aysan muuqan jawi abuuraya doorasho xor iyo xalaal ah.

Dhammaan arrimahani ayaa waxaa lagu micnayn karaa in Cumar Al-Bashiir oo xukunka soo hayay tan iyo sanadkii 1989-kii uu hadda hubo in dib loo soo dooran doono.

Maxkamada caalamiga ah ee dambiyada ayaa amartay in la soo xiro Cumar al-Bashir 2009-kii.

Doorashadu waxay socon doontaa saddex maalmood.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...