Kenya: Hay’addaha samafalka Soomaaliya oo walaac muujiyay

Date:

Hay’addaha gargaarka ee caalamiga ah ee soomaliya ka howlgala ayaa ka digay in ay joojin doonaan shaqooyinkii ay soomaliya ka hayeen, hadii aysan dawladda Kenya ka noqonin go’aankii ay ku xirtay xawilaadaha dalkeeda ka hawlgala, arrin taas oo daba socotay weerar kii lagu qaaday jaamacadda Gaarisa.

War saxaafadeed ay soo saareen 15 hay’adood oo gargaarka ka shaqeeya ayay ku sheegeen in ay shirkadahaasi xawaaladaha ku dirsan jireen lacagaha ay u adeegsadaan hawlaha gargaarka isla markaasna ay ku bixiyaan mushahaarada iyo kirooyinka.

Waxa ay sheegeen in xiritaanka xawaaladaha ay saameyn xooggan ku yeelatay Soomaalida saboolka ah ee ku tiirsan dhaqaalaha loogu soo diro xawaaladaha oo ay u isticmaalaan in ay ku gataan cunto, oo ay isaga bixiyaan kharashaadka caafimaadka iyo iskuulada.

Kenya ayaa sheegtay in ay shirkadahaasi u xirtay sidii ay ku joojin laheyd dhaqaalaha u gudbi kara Al Shabaab.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...