Yemen oo codsatay taageero milatari

Date:

Madaxweynaha Yemen Cabdu-rabuu Mansuur Haadi ayaa ugu baaqay golaha ammaanka Qaramada Midoobey in uu ansixiyo tallaabo milatari oo ka dhan ah fallaagada shiicada ah ee Xuutiyiinta, kuwaasi oo ku khasbay in uu ka cararo magaalada caasimadda ah ee Sanca.

Waraaq uu u diray golahani ayuu madaxweyne Haadi, waxa uu ku codsaday qaraar ogolaanaya taageero deg deg ah oo Yemen ay isaga difaaceyso duulaanka Xuutiyiinta.

Madaxweyne Haadi ayaa kal hore jaamacadda Carabta iyo golaha iskaashiga Khaliijka ka codsaday taageero milatari.

Waxa uu isku dayayaa in uu magaalada koonfureed ee Cadan uu ka sameysto xarunta dowladdiisa balse dagaalyahanada Xuutiyiinta ayaa magaaladaasi ku sii dhawaanaya.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...