UN:Qaramada Midoobay Oo Hanjabaad U Jeedisay Madaxda Koonfurta Sudan

Date:

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay guul darada ay madaxweynaha  Sudanta Koonfureed Salva Kiir iyo hogaamiyaha Mucaaradka Riek Machar ay ku guul dareysteen inay dhameystiraan heshiis nabadeed oo laga dhex waday.

War qoraal ah oo Goluhu uu soo saaray Talaadadii shalay ayaa mar kale u hanjabay “shaqsiyaad sare sare oo lagu tilmaamay inay masuul ka yihiin ficilada iyo siyaasadaha halista ku ah, nabadgelyada, amaanka iyo degenaanshaha Sudanta Koonfureed.

Dagaalka ka socday dalkaasi curdanka ah ee dhaca bariga qaaradda Africa ee saliidda hodanka ku ah ayaa waxaa ku dhintay kumanaan kun oo qof, waxaana ku barakacay in ka badan laba malyuun oo qof.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...