Ukraine:Badhasaab Bilyaneer ah oo shaqada laga eryay

Date:

Madaxwaynaha dalka Ukraine Petro Poroshenko, ayaa shaqada ka eryey Gafernatoore Bilyoneer ah oo xukumay gobolka Nipropetrovesk, oo ay ku yaalaan shirkado muhiim ah.

Waxaa jiray muran ku saabsanaa cidda gacanta ku haynaysa labo shirkadood oo shidaal oo ay dawladdu leedahay.

Go’aankani waxa uu ku soo aadayaa ka ddib markii rag hubaysan oo taageersan Gafernatooraha ay hawlgalo ka fuliyeen xafiisyada shirkadahaasi, amarkaas oo la sheegay in uu bixiyay barasaabkan oo lagu magacaabo Ihor Kolomoisky.

Saacado ka dib waxaa iyagana la xiray labo sarkaal oo dowladda ka tirsanaa, gacmaha ayaa laga xiray kaddibna waa lala tagay. Waxaana lagu eedaynayaa musuqmaauq iyo wax isdaba marin.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...