Madaxwayne Obama Oo Sheegay In Ciidankiisu Sii Joogi Doonaan Afghanistan.

Date:

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in sagaal kun iyo sideed boqol oo askarta Mareykanka ah ay baaqi ku sii ahaan doonaan dalka Afghanistan ilaa iyo dhamaadka sanadkan, isagoo wax ka bedelay qorshae tiro kala badh ciidamadaasi ah lagu dhimmi lahaa.

Mr. Obama waxa uu sheegay in Mareykanka ay ka go’antahay inuu sii xajiyo guulihii ay ciidamada Mareykanka ka soo hooyeen dalkaasi;.

Waxa uu sheegay in ciidadama Mareykanka ay sii wadi doonaan inay tababarro iyo talooyinba siiyaan ciidamada Afghanistan, sidoo kalena ay ka caawin doonaan howlgallo bartilmaameedsan oo dhanka argagixiso la dirirka ah.

Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa soo dhaweeyay qorshaha Obama, isagoo uga mahadceliayay shacabka Mareykanka Naf hurnimada ciidamadood ee dalkiisa iyo canshuuraha ay bixiyaan ee lagu taageero soo celinta xasiloonida Afghanistan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...