Tv-ga Qaranka Somaliland, ayaa barnaamij Dood ah wuxuu ku marti qaaday masuuliyiinta saddexda Xisbi Qaran, balse waxaa ka maqnaaday Xisbiga Wadani, iyadoo doodiina dib u dhacday. Haddaba Wasiir Cukuse iyo Cali Guray ayaa fariin midaysan hawada u mariyay masuuliyiinta Xisbigaas. Hoos ka DAAWO.
Dooddan oo lagu casuumay xisbiga WADDANI, hasa-yeeshee uu ka muquurtey ayaa lagaga dooday dib u dhaca doorashooyinka Somaliland.