“Xasan Guurow Haddii Aad Tidhaahdeen Dawladi Jirimayso Waxaan Ku Leeyahay Way Jiraysa Dawladnimada Somaliland”. Wasiirka Madaxtooyadda

Date:

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka jawaabay hadalkii Xisbiyada Mucaaridka oo ka shanaaya Madasha Wada-tashiga ay ku shegeen in aanay dawladda aqoonsan doonin haddii la gaadho 26 bisha June. Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan oo ka hadlaayay xaflad ay isugu yimadeen Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Xasan Guure Jaamac ayaa hadalkiisa ku bilaabay.

“Halkaas waxaan ka arkaa saxiibkay Xasan Guure oo hore iigu halqabsaday, maanta ayaan ka jawaabaya waxaan leeyahay, Xasanow waxaynu isku ogayn dadkaas kale haloo galaba gurdeeyo, lakiin in aynu inagii iskula soo noqo maynaan isku ogayn. Hadad tidhaahdeen dawladi jirimayso, waxaan idin leeyahay way jiraysa dawladnimada Somaliland.” Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi.

“Doorashadu waa nidaam dalkani qaatay waxaana loo racayaa shuruucda iyo qawaniinta waddanka u yaala, cid wax cusub hore u keentay hadana keenaysa ma jirto waxaan markaas odhan laha waar yaynaan inagu isu soo hulaaban oo isku xiijin wax aanay waxba ka biirayn”.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...