China: Xayaysiiska Caruurta Iibka Ah Oo Dalkaas Ku Soo Badanaya

Date:

Baadhis ay sameysay BBC-da ayaa muujineysa dhibaatada caruurta lagu xayeesiiyo internetka si loo gado dalka Shiinaha – iyadoo qaar mid ah caruurtaasi loogu marmarsiyooda inay qaadanayaan dad aan caruur laheyn – ayey boolisku wadaan dadaalo ay ku joojinayaan ka ganacsiga caruurta.

Mid ka mid ah xayeesiinada ayaa lagu soo bandhigay iibka gabadh sideed bilood jirta oo lagu iibinayo sodon kun oo doolar.

Wadanka Shiinaha ayey in caruur loo xayeesiiyo korsashada dadka aan caruurta laheyn ay sharci ka tahay balse iibka ayaan la ogoleyn.

Shiinaha ayaa lagu qiyaasaa ku dhawaad 20 kun oo caruur ah in sanad kasta la afduubto iyadoo kuwa badan dib laga iibiyo.

Inkastoo wadankaasi uusan daabicin tirada rasmiga hadana kuwa kala gudbiya caruurta waxa suuragal ah inay wajahaan dil. Dadka ololeeya ayaa qaba in loo baahan yahay in si adag loo ciqaabo kuwa doonaya inay iibsadaan, waxaana keena iibka caruurta baahida lamanayaasha aan caruurta laheyn.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...