Indonesia oo toogan doonto maxaabiis ajnabi ah

Date:

Qaar ka mid ah maxaabiista la toogan rabo.
Qaar ka mid ah maxaabiista la toogan rabo.

Madaxweynaha Indonesia, Joko Widodo, ayaa sheegay in 11 qof oo lagu xukumay dil, maalmaha soo socda la toogan doono, in kasta oo uu jiro cadaasi caalami ah oo ka dhan ah daldalaadaasi.

Mr Widodo ayaa sheegay in aanay jirin cid soo faragalin karta xaqa uu dalkiisa u leeyahay in uu fuliyo xukun dil ah.

Kow iyo tobonkaasi qof ayaa waxaa ka mid ah muwaadhiniin u dhalatay dalalka Australia, Brazil iyo France, waxaana intooda badan lagu helay dembi ah in ay darooga ka ganacsanayeen.

Maxkamad ku taalla Indonesia ayaa diiday racfaan ay xukunka dilka ah ka qaateen, laba muwaadhin oo Australia u dhalatay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...