Xabad joojin Ukraine ka dhaqangashay

Date:

Xabad joojin u dhexeysa ciidamada dowladda Ukraine iyo mucaaradka ayaa ka dhaqangashay bariga dalkaasi.

Duqeynta ayaa la sheegayaa inay istaagtay markii la gaaray xilliga ay xabad jopojinta bilaabaneysay oo ahayd xalay saqdii dhexe, ee xilliga Ukraine.

Balse markaasi kaddib labada dhinacba ee mucaaradka iyo dowladda waxa ay sheegeen in ay jirtay rasaas la isku dhaafsaday meel u dhow magaalada Debaltseve.

Madaxweynaha Ukraine, Petro Poroshenko, waxa uu sheegay in ciidamadiisa uu ku amray inay tixgeliyaan xabadjoojinta, laakiin waxa uu ku hanjabay inaysan dhabanada qabsan doonin haddii la carqaladeeyo heshiiska.

Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in madaxweyne Obama uu la hadlay Mr Poroshenko iyo hogaamiyaha dalka Jarmalka, Angela Merkel, si uu u muujiyo walaaciisa ku aadan qalalaasaha saacadihii ugu dambeeyay dhacay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...