Obama oo ay caqabad ka heysato Miisaaniyadiisa cusub!

Date:

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa soo bandhigay miisaaniyada cusub ee xukuumadiisa, wallow uu muuran xoogan ka taagan yahay Baarlamaanka Maraykanka oo ku kala qeybsan ansixinta Miisaaniyada dowlada.

Barack Obama ayaa doonaya in miisaaniyada xukuumada Maraykanka sare loo qaado 75 Bilyan oo dollar, isagoo markaasi miisaaniyada cusub u qoondeeyey lacag gaareysa 9 bilyan la dagaalanka kooxda ISIS.

Qorshaha miisaaniyada Obama ayaa waxaa ku jirta in sare loo qaado canshuurta laga qaado dadka maalqabeenada ah, arrintaasi oo ay si weyn uga soo horjeedaan xisbiga mucaaridka ah ee Jamhuuriga oo hada leh codka aqlabiyada Golayaasha Baarlamaanka Maraykanka.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...