Obama oo ku wajahan dalka Hindiya

Date:

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama ayaa kol dhow gaaraya dalka Hindiya si uu wadahadallo dhanka amniga ah ula yeesha ra’iisul wasaaraha Hindiya, Narendra Modi.

Sidoo kale waxaa ay labada hogaamiye ka wada hadli doonaan dhaqaalaha iyo ganacsiga, waxaana la filayaa inay isla soo qaadaan isbedelka dhanka cimilada, tabarta Nuclear-ka iyo ladagaallanta argagixisada.

Maalinta Isniinta, Mr Obama waxa uu marti sharaf ka ahaan doonaan dabaaldegga maalinta Jamhuuriyadda Hindiya, wuxuuna la kulmi doonaan hogaamiyayaasha dhanka ganacsiga.

Weriyaha BBC-da ee dalka Hindiya ayaa sheegaya in madaxweynaha dalka Mareykanka uu aqbalo casuumaadda Mr Modi eek a qeybgalka dabaaldegyada inay cadeyn u tahay galaangalka sii weynaanaya ee Hindiya ay ku yeelaneyso masraxa caalamka.

Barack Obama iyo xaaskiisa Michelle Obama ayaa la filayay inay booqdaan Taj Mahal maalinta Talaadada ah, balse way gaabiyeen safarkooda Hindiya si ay ugu duulaan boqortooyada Sucuudiga si ay u muujiyaan xushmadda ay u hayaan boqorka cusub ee dalkaasi.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...