Madaxweynuhu maaha nin qabiil ee waa nin qaran, mana aha nin aduun, urursanya ee waa muwaadin dacada ah oo dalkiisa iyo dadkiisba jecel waana madaxweyneha keliya ee intii madaxweyne ina soo maray uga daacadsanaa uguna kartida iyo wax qabadka badaan, mana ah wax qarson waa wax sida cadceedasaa u cad oo aan cidna sacabka saarikarin lana dafiriKarin Waxa keliya oo diidyan wax qabadka madxwyne siilaanyo waa kuwo xanuun qabiil hayo iyo mid xanuun xil hayo dadka qaarbaa yidhada dawlada habar jeclo , ka sidaa aaminsanid waa nin aan habeen jirin oo caamo ah, oo xanuunka qabiilku hayo iyo kuwo xil u buka, Wuxu qabtay madaxweyne siilaanyo wax ka mid ah hadii aan wax ka soo qaato kuwan 1. Wadooyinka 2. Dhismayaasha wasaaradaha 3. Kobcinta dhaqaalaha dalka 4. Biyo baladhinta magalooyinka 5. Caafimaadka 6. Waxbarashada Iyo weliba ma ah waxa qalin lagu soo kobi karo waxa qabadka M/Siilaanyo hadana wuxu ku raad jooga citraafkii in uu ku guuleesto insha allah wuu ku guulaysandoonaa, Sidaa daraadeed M/siilaanyo wuu inaga samaystay inaynu siino shanta sano ee dabe hadu allah yidhado ee u qira wax qabadkiisa una haneeya shanta sano ee dabe
Abdaale Cilmi Jaam
0634410876