Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray daafaca Juventus ee Dani Alves.
Daafaca reer Brazil ayaa ku eedeeyay Real...
Juventus iyo Real Madrid ayaa caawa Cardiff ku kala bixi doona.
Labadan naadi ma aha markii ugu horreeysay ee ay Fiinaalaha Champions League-ga ku kulmayaa,,...