Tag: xisbiga kulmiye
Somaliland: “Carruurteenu Waxay Ku Dhashaan Iyagoo Calaamada KULMIYE Leh”
Xaflad bilan, balaadhan oo kulmisay boqolaal kamida Taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee deegaamada Koonfurta iyo Bariga Burco, ayaa mid kamida madaxdhaqameedyada ka hadlay wuxuu sheegay...
Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Addis Ababa Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Oo Qaabilay
Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku tagay dalka Itoobiya, ayaa meeqaam heer...
Deg Deg: Xafiisyo U Xisbiga Kulmiye Ku Laha Degmada 26 June Oo U La Wareegay Xisbiga Waddani
Deg Deg: Xafiisyo U Xisbiga Kulmiye Ku Laha Degmada 26 June Oo U La Wareegay Xisbiga Waddani
Updet: Dalab Ku Waajahan Mustaqbalka Gudoomiye-nimo Ee Xisbigga KULMIYE Oo Uu Shalay Wasiir Maxamuud Xaashi Hor-dhigay Shir Ka Dhacay Dooxa DAGAAR Oo Lagu Gacan-saydhay.
kullan ay shalay iskugu yimaaddeen Wax-garadka,Madax-dhaqammeedka,Siyaasiyiinta iyo Labbeenta Beellaha Muuse Abokor (Habar-jeclo),ayaa shalay ka dhacay Dooxa Dagaar oo ka tirsan Degmadda Ceerigaabo.
Kullankan oo ahaa...
Deg Deg: Faysal Cali Waraabe Oo Kabaha La Dul-Maray Xukuumadda Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Iyo Cirro + Muuqaal
Eng Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Musharax Muuse Biixi Cabdi Aannu Ku Guulaysanayn Taladda Waddanka Doorashadda Madaxtooyadda Ee Bisha Danbe Dalka Ka Dhacaysa
https://youtu.be/cEqsrC8kE48
Deg Deg: Daawo Gabar Habar Jeclo Ah Oo Taageero U muujisay Muuse Biixi Oo Wacad Ku Martay Inay Guursan Doonto Muuse Biixi Hadi U Madaxweyne Noqdo Cajiib
Deg Deg: Daawo Gabar Habar Jeclo Ah Oo Taageero U muujisay Muuse Biixi Oo Wacad Ku Martay Inay Guursan Doonto Nin Ah Jilibka Muuse...
Somaliland: Is-kaashatada Booyadleyda Hargeysa oo Taageero Ballaadhan u Muujisay Xisbiga KULMIYE
Is-kaashatada booyadleyda caasimadda Hargeysa biyaha u dhaamisa ee DEDAAL, ayaa shaaca ka qaaday inay si buuxda u taageersan yihiin xisbul-xaakimka KULMIYE iyo murrashaxiintiisa.
Isu soo...
Somaliland: Beelweynta Cabdi Ciise iyo Bahohiisa oo Cudud Ballaadhan Ku Taageeray Xisbiga KULMIYE
Beelweynta Cabdi Ciise iyo Bahihiisa(Ciidagale), ayaa taageero laxaadleh u muujisay xisbul-xaakimka KULMIYE iyo murrashaxiintiisa.
Munaasibad ballaadhan oo ay beeshani maanta ku qabatay Hutel Ambassador ee...
Wargane Tv: Muuse Biixi Oo Weedho Culus Hawada U Mariyey Dhigiisa Cabdiraxmaan Cirro
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahan Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Kulmiye aya waxa u jeediyey Khudbad Siyaasiyiinti Ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Waddani oo...
Somaliland: Xisbiga KULMIYE oo Madal Ilyartu Is-qabatay Ugu Fooladeeyey Siyaasiyiin iyo Haldoor culus oo Kasoo Digo-rogtay WADDANI
Xisbiga midnimada iyo horumarinta Somaliland ee KULMIYE, ayaa madal si weyn loo agaasimay kusoo dhaweeyey xildhibaanno iyo siyaasiyiin miisaan leh oo kamid ahaa bud-dhigayaashii...