Wednesday, November 20, 2019
Home Tags Wasaaradda Beeraha JSL

Tag: Wasaaradda Beeraha JSL

Xukuumadda Somaliland oo ku Guulaysatay Xaqiijinta Mid ka mida Himiladeeda

Wasaaradda horumarinta beeraha jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay in uu si rasmi ah u soo go’ay dalagga mashruuca wax soo saarka beeraha banka Wajaale, kaas...

Somaliland: Wasaaradda Beeraha iyo Wakaaladda Biyaha oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah

Wasiirka Beeraha Somaliland iyo Gudoomiuaha Wakaaladda Biyaha Hargeisa oo Mashruuc Balaadhan la Saxeexday Shirkad Jarmal ah oo ku Guulaysatay Qandaraas ka la Bixinayey. Gudoomiyaha Wakaaladda...

Somaliland: Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha Oo Kormeeray Beeralayda Gobolka Awdal Oo Roobab Wax Yeeleeyeen.

Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha ayaa kormeeray deegaano ka tirsan Gobolka Awdal oo roobabkii u dambeeyey ee da’ay ay beerahoodii waxyeeleeyeen. Masuuliyiintan ka socotay wasaaradda Beeraha oo...

Somaliland: Wasaaradda Beeraha Iyo Taliska Ciidamada kala Duwan Oo Qorshaynaya Sidii Wax-soosaar Uga Samayn Lahaayeen Banka Wajaale.

Wefti uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim oo ay wehelinayeen Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Saraakiil ka socday Ciidamada Booliska, Madaxtooyada...

Somaliland: Wasiirka Beeraha Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Ka Bilaabantay Deegaannka Allaybaday

Wefti uu Hoggaaminayo wasiirka Wasaaradda Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim, ayaa Shalay  kormeer ku soo sameeyey goobaha diiwaangalinta codbixiyeyaasha ka socoto...

Somaliland: Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Beeralay Lagu Gudoonsiinayey Cagaf Gacmeedyo

Wefti uu hogaaminayo wasiirka beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa maanta ka qayb galay munaasibad deegaano ka tirsan beeralayda Gabiley lagu gudoonsiinayey...

Somaliland: Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Baanka Adduunka Iyo Xukuumadda Somaliland

Kulankan heshiiska ay ku kala sexeexdeen Wasiirradda Maaliyada, Madaxtooyada, Beeraha iyo deegaanka Somaliland iyo masuuliyiin ka socday baanka adduunka oo maanta ka qabsoomay magaalada...