Monday, August 19, 2019
Home Tags Safarka Madaxweyne Silaanyo ee Goboladda Barri

Tag: Safarka Madaxweyne Silaanyo ee Goboladda Barri

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo si aan loo kala hadhin Loogu soo dhaweeyay Magaaladda Laascaanood

Madaxweyne Silaanyo oo noqday Taariikhda Madaxweynihii u horeeyay ee laba jeer u hoyda Laascaanood. Socdaalkii Weftiga Madaxweynaha Ee Tabantaabo ayaa galay maalintii Afraad Oo Ay...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Iyo Weftigii Ku wehelinayey Safarka Tabantaabo Oo Maantii Saddexaad Galay

Madaxweynaha Iyo Weftigii Ku wehelinayey Safarka Tabantaabo Oo Maantii Saddexaad Galay Ayaa Deeq raashin, Biyo Iyo Lacag Caddaan ah ku wareejiyey Dadka Ku Dhaqan...

Somaliland: Dhul-Bahantoow Anigu Dowladd Lama Socdee Markhaati Baan Ahay” Faysal Cali Waraabi.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaarid aka ah ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe oo ka tirsanaa Weftigii uu hogaaminayey Madaxweyne Jamhuuriyadda Somaliland Mudanne Axmed Maxmed Maxamuud...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo si Diiran loogu soo Dhaweeyay Gobolka Saraar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Gobolada Bariga qaar ka mid ah, ayaa gaadhay Gobolka Saraar magaalo Madaxdiisa...

Somaliland: Xukuumadda Oo Sharaxaad Ka Bixisay Socdaal Madaxweyne Siilaanyo Ku Tagayo Jabuuti Iyo UAE

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefdi uu horkacayo ayaa u baqoolaya labada dal ee Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE). Socdaalka Jabuuti, Madaxweynaha, Mudane Axmed...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Burco Mashaariico Ka Furay Qaarna Dhagax Dhigay

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo maalintii 8aad ku sugan burco ayaa mashaariic tiro badan dhagax dhigay kuwo...

Somaliland: President Silaanyo on country tour, Erigavo academia award him certificate of honor for achievement

Young Erigavo-born academics awarded the President of the Republic of Somaliland a certificate of honor for achievements he has made possible during his term...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Xalay Burco Soo Gaadhay Markii uu Soo Dhamaystay Socdaalkiisii Sanaag

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu safarkiisi gobollada bari oo galay maalintii todobaad iyaga oo ku sugan gudaha ceerigaabo oo ay...

Somaliland: Wasiir Xirsi Oo Soo Dhawayntii Madaxweynaha Ee Laascaanood Ku Sifeeyay Farriin Weyn

Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa shacabka ku dhaqan gobolka Sool ku bogaadiyay sidii diiranayd ee ay u soo dhaweeyeen...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Mid Mid u Dul Istaagay Bukaanka Cisbitaalka Burco

Madaxweyne Siilaanyo Oo Booqday Cisbitaalka Guud Ee Burco,Deeq Xoolo Ahna Gaadhsiiyay. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),oo socdaal shaqo ku maraya gobollada barriga dalka, ayaa...