Sunday, November 17, 2019
Home Tags Maxkamadda Sare

Tag: Maxkamadda Sare

Somaliland: Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Taageertay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaatay Doorashooyinka.

Wararka hadda soo gaadhay xafiiska war-qabadka ee shabakada caalamiga ahEe Wargane news ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa ayiday go’aankii Madaxweynaha Somaliland...

Somaliland: Gudoomiye Cirro oo Ka Muquurtay Kulan Maxkamadda Sare Su’aalo kaga Weydiisay Kalsoonidii Xisbiyaddu Siiyeen Madaxweynaha.

Gudoomiye Cirro oo Ka Muquurtay Kulan Maxkamadda Sare Su'aalo kaga Weydiisay Kalsoonidii Xisbiyaddu Siiyeen Madaxweynaha. Guddoomiyaha Golaha wakiiladda ee muddo dhaafka ku fadhiya, ahna Hoggaamiyaha...

Somaliland: Maxkamadda Hargeysa Oo Kala Saartay Laba Qoys Oo Isku Haystay Wiil 16 Jir Ah Iyo Qaabka Loo Kala Saaray

Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa xukun ka soo saartay laba qoys oo isku haystay wiil dhallinyaro ah oo ay da’diisu tahay 16 jir. Dacwadan oo muddo...

Somaliland: Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Bari Axada Ku Dhawaaqi Doonta Go’aankii Dacwada Xisbiga UCID.

Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa ay muddeysay wakhtiga ay go,aanka ka soo saari doonto khilaafka xisbiga UCID oo ay dhegaysigeeda ay bilowdey maalintii...

Somaliland: Dhaq Dhaqaaqyo La Doonayo In Gacmaha La Iskugu Saaro Faysal Iyo Jamaal Oo Socda Ka Hor Go’aanka Maxkamadda Iyo Doorka Madaxtooyada

Jamaal Oo Siyaasad Cusub Ku Wajahaya Xaaladda Siyaasadeed Ee Xisbiga UCID Kadib Dhagaysigii Maxkamada Sare ee Dacwada u dhexaysa Musharaxa Madaxweyne Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen...

Somaliland: “Waxa Haboonaan Lahayd In Waddani Uu Fahmo Dawladnimadu Sida Ay Tahay Oo Aanu U Fahmin Sida Ay Isaga La Noqoto” Maxamed X. Maxamuud

Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday inaanu xisbiga Waddani sharciyan xaq u lahayn dacwad uu ka gudbiyo xukuumada iyo Baarlamaanka, isla markaana tilmaamayso...