Sunday, July 21, 2019
Home Tags Maamulka muqdiisho

Tag: maamulka muqdiisho

Somalia: Xubnaha Urur Diimeedka Alsaadicuun Bilxaq Oo Laga Mamnuucay In Ay Ka Dhoofaan Madaarka Muqdisho Iyo Sababta Loogu Diiday!

Wararka ka imanaya caasimadda dalkaasi aynu jaarka nahay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in maamulka Magaalada Muqdisho uu go’aan adag ka qaatay kooxda dhawaan dhulka...

Somaliland: “Somaliland Dagaal Kulama Jirto Somaliya, Laakiin Haddii Ay Dhacdo Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Dalkayaga Difaacno

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa tilmaamay inaanay Somaliland wax dagaal ah kula jirin dalkii ay kala baxeen ee Somaliya, balse...

Somalia: Tirada Dad Ku Geeriyooday Qarax Weyn Oo Ka Dhacay Duleedka Madaxtooyada Soomaaliya

Ugu yaraan 10 Qof, ayaa ku geeriyooday halka labaatameeyo kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax loo adeegsaday gaadhi uu ka dhacay, inta u...

War Deg Deg Ah: Laanta Bankiga Dhexe Ee Dekedda Magaalada Muqdisho Oo Laga Xaday Lacag Dhan $204,000

Laanta Bankiga Dhexe uu ku lahaa Dekeda Muqdisho ayaa laga xaday lacag dhan 204,000 (Labo Boqol iyo afar kun oo dollar ah), iyadoo durbaba...

Somaliland: Xukuumadda Oo Aamusnaan Ku Daawanaysa socdaal Uu Mas’uul Maamulka Muqdisho Xil Ka Hayaa Hadhc-cad Kasoo Degey Hargeysa

Xukuumaddu Miyay Ka Habranaysaa Mise Wey Ka Huruddaa Mudannahan dhex Mushaaxaya Bar-kulanka Bulshada? Xadhiggii Xidagaha Geeska Ee Muqdisho Booqashada Kaga Soo Noqday Iyo Tamashlaynta Mudanahan...

Somaliland: Xukuumadda Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dacwadda Maamulka Muqdisho U Gudbisay Turkiga Ee La Xidhiidha Basaaboorka Somaliland

Xukuumadda Somaliland iyo xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa ka jawaabay dacwad ay dawladda Somaliya u gudbisay Turkiga oo ay ku dacwaysay qunsulka Turkiga...

Somaliland: Akhriso Magacyadda Masuuliyiinta Maamulka Puntland Usoo Direen Magaalada Buuhoodle Si Ay U Carqaladeeyaan Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ee Ka Socota Gobolka Sool

Hargeysa(Wargane News)-Maamulka Puntland oo mudooyinkii u danbeeyeyba gobolka buuhoodle iyo deegaano ka tirsan gobolka sool ka waday qorshe ay ku khal-khalinayaan diiwaangalinta codbixiyayaasha ee...

Somalia: Ra’iisal Wasaaraha Maamulka Muqdisho Cumar Cabdirashiid oo Cambaareeyey Qarax ka dhacay Gaalkacyo

Muqdisho, August 21, 2016 – (Wargane)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maamulka Muqdisho  Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo maanta lagu qaaday...

Somaliland: Guddoomiye Muuse Biixi Oo Jawaab Kulul Hawada Mariyay Maamulka Muqdisho

Guddoomiyaha Xisbiga Kumlmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa Jawaan kulul Inadha kagag Soo Saaray Maamulka muqdisho Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxwayne ee Xisbigaas Muuse Biixi...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Cafis U Fidiyay Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ee Ku Sugan Moqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay  Maanta in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo...