Tag: leonel messi

Browse our exclusive articles!

“Waxey Aheyd Inuu Lionel Messi Ku Guuleysato Sanad Walba Ballon d’Or Tan Iyo 2009” Sidaa Waxaa Yiri Gerard Pique

Daafaca reer Spain Gerard Pique ayaa ku amaanay Lionel Messi bandhigiisii ciyaartii ay xalay guusha ka gaareen Sevilla kulan ka tirsan La Liga, isagoo aaminsan...

“Cid Walba Oo Shaki Ka Qabtay Messi Waa Bilaa Caqli.” – Luis Enrique Oo Amaanay Messi Kana Hadlay Guushii Ay Ka Gaareen Man City.

Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa amaan ugu qubeeyay xiddiga Barcelona Lionel Messi kaasoo seddexleey dhaliyay kulankii ay 4-0 kaga badiyeen kooxda Manchester City...

Seddexleydii Uu Dhaliyay Lionel Messi Xalayto Oo Ka Dhigtay Inuu Jabiyay Rikoor Kale Oo Champions League Ah.

Seddexleydii cajiibka aheyd ee uu Lionel Messi ka dhaliyay Manchester City xalayto kaliya ma aysan xaqiijinin booska koowaad ee Barcelona ee Group C, waxa...

Muuqaal Laga Sameeyay Lionel Messi Oo Ka Horimaanaya Kooxo Ingariis Ah Oo Soo Jeedinaya Inuu Burburin Lahaa Premier League.

Dadka qaarkiis ayaa aaminsan in Cristiano Ronaldo uu ka horeeyo Lionel Messi sababtoo ah si ka duwan xiddiga Barcelona, waxa uu Ronaldo isku tijaabiyay...

Dagaalkii Lixda Xiddig Ee Kooxaha Barcelona Iyo Real Madrid Oo Bilawday.

Xili ciyaareedyadii ugu danbeeyay waxaa si joogto ah laysku barbar dhigayay wax kasta oo ay garoonka ka sameeyaan lixda gool dhaliye ee ka tirsan...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img