Wednesday, August 17, 2022
Home Tags Kooxda al-shabab

Tag: kooxda al-shabab

Somalia: Ninkii Isku Qarxiyay Afaafka Hore Ee Madaarka Muqdisho Oo Farriin U Soo Diray Gollaha Guurtida Somaliland Ka Hor Intii Aanu Is Qarxin.

Idaacadda Radio Andalus ee taageerta Xarakada Alshabaab ee dalka Soomaaliya ayaa habeen hore fiidkii baahisay cajalad cod dardaaran oo uu ka tagay Saalax Nuux...

Somalia: Hoggaamiyeha Al-shabaab Oo Hadalkiisii U Horeeyay Ku Weerarray Ciidammada Jabuuti Oo Uu Ku Eedeeyay Kufsi Iyo Anshax-Xumo Ah Iyo Khatarta Farriin Uu Si Gaar Ah Ugu Dhallinyarada

“Dhallinyarada Muslimiinta ah ee ku nool bariga Afrika, waxaan leeyahay Laaya Gaalada idiin dhow, waxba ha ula hadhina….” Sheekh Cumar Abuu-cudbeyd Hoggaamiyeha cusub ee Kooxda...

Somalia: Kooxda Al-Shabaab Oo Xalay Saqdii Dhexe Weerar Xooggan Ku Qaaday Xerada Laanta Buuro Ee Gobolka Shabbeelaha Hoose

Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar culus oo xalay saqdii dhexe Al-Shabaab ku qaaday saldhig Ciidamada dowladda ku lahaayeen Laanta Buuro ee Gobolka...

Somalia: Al-Shabaab oo sheegtey in ay fashilyeen weerar Maraykanku ku soo qaadey

Ururka al-Shabaab ayaa sheegtey in ciidamo ka tirsan kuwa Maraykanka ay weerar isku dayeen in ay ka fuliyaan deegaanka Toorow-Toorow oo ka tirsan Shabeelada...

Puntland: Alshabaab oo meelo hor leh ka qabsadey Gobalka Nugaal.

Milliteriga Maamulka Puntland waxay maalintii 2-aad duqeyn ku hayaan Alshabaabka gabbaadka ka dhiganayo hulalka ku dhex yaalla Togga Suuj ee duleedka Deegaanka Garmaal ee...

Somalia: Alshabaab Oo Ku Hanjabtay Inay Laban Laabayaan Weerarada Saldhigyada Ciidamada Dawlada Somaliya Iyo Kuwa AMIZOM

Xarakada Al-shabaab ayaa ku Han-jabtay inay Sare u qaadayso weerarada ay ku beegsanayso saldhigyada ciidanka Dwladda Somalia iyo kuwa Midowga Afrika ay ku leeyihiin...

MOST POPULAR