Wednesday, August 21, 2019
Home Tags Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Tag: Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Somaliland: Daawo Mujaahid Cali Guray Oo Dhulka La Dhacay Komishanka Qaranka Somaliland Iyo Arin Cusub Oo Ku Sifeeyay.

Mujaahid Cali Guray Oo Dhulka La Dhacay Komishanka Qaranka Somaliland Iyo Arin Cusub Oo Ku Sifeeyay  

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Shaqada Ka Caydhinaya Dhammaan Hawl-Wadeenada U Shaqeeya, Werwer Oof-Wareemi Kara Doorashada Oo Soo Kordhay Iyo Xukuumadda Oo Aan Dhaqaalihii Laga Sugayey Bixin

Waxa laba toddobaad kadib oo ku beegan dhammaadka bishan shaqada ka dareeri doona 58-qof oo iskugu jira madax-qaybeedddo, dareewallo, farsamoyaqaanno iyo shaqaale kale oo...

Somaliland: Gudida Komishanka Oo Kala Direy Hawl Wadeeno Muhiim U Ahaa Diyaar Garowga Doorashada Iyo Culeyska Kaliftay Gudida

Gudida komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa kala direy shaqaalihii ugu muhiimsanaa komishanka arimo dhaqaale la’aan darteed. Ma jiro warar rasmi ah oo kasoo baxay gudida komishanka,balse...

Somaliland: “Kala Reebista Labada Doorasho Ee Madaxtooyada Iyo Wakiilladu Waxay Salka Ku Haysaa Danta Guud Ee Qarankan.” Madaxweyne SIILAANYO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo Komishanka Doorashooyinka Qaranku u qabteen xidhitaanka diwaangelintii codbixiyeyaasha ee...

Somaliland: Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Taageertay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaatay Doorashooyinka.

Wararka hadda soo gaadhay xafiiska war-qabadka ee shabakada caalamiga ahEe Wargane news ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa ayiday go’aankii Madaxweynaha Somaliland...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Farriin Hanjabaad Iyo Digniin Isku Jirta U Diray Dallada SONSAF.

Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa sharci darro ku tilmaamay guddi ay dhawaan la magacaabay ee xalinta khilaafaadka doorashooyink. Komishanka doorashooyinka oo soo saaray warsaxaafadeed ay arrintaa...

Somaliland: Diwaan-galintii Codbixiyeyaasha Ee Gobolka Sool Oo Maanta Si Rasmi Loo Daah-furay.

Waxaa maanta Hotel xamdi ee Magaalada Laascanood lagu qabtey xaflada daahfurka diwaangalinta codbixiyayaasha ee Gobalka Sool oo malinta Salaasada ah oo ku beegan 23...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Meesha Ka Saaray Dib-U-Dhac Ku Yimaadda Doorashooyinka Dalka Ka Qorshaysan Sanadda Soo Socota

Hargeysa:(Wargane)-Komishanka doorashooyinka qaranka, ayaa meesha ka saaray wax dib-u-dhac ah oo ku yimaadda doorashooyinka madaxtinimada iyo kuwa wakiillada ee dalka ka qorshaysan horraanta sanadka...

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo La Sheegay Inuu Go’aamiyay Kala Qaadista Labadii Doorasho & Muddo Kordhin Laba Sanno Ah Oo Loo Sameeyo Golaha Wakiilada.

Warar hoose oo ay heshay Shabakada wararka ee Warganenews ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) go’aamiyay in la kala qaado labadii...

Somaliland: Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha Oo Sabtidda Ka Bilaamaysa Gobolka Sanaag

Diiwaangelinta  codbixiyeyaasha ayaa la filayaa  in ay  maalinta Sabtidda ah ee 15-ka  bishan July si rasmi ah uga bilaabanto  gobolka Sanaag iyo degmooyinkiisa. Waxaana ...