Monday, September 23, 2019
Home Tags Gobolka Sanaag

Tag: Gobolka Sanaag

Somaliland: Ciidammada Qaranka Oo Lagu Eedeeyay Inay U Daateen Guriga Uu Magaalada Ceerigaabo Ka Degay Wefti Uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

“Ciidan Koofiyad cas ah ayaa xoog noogu soo daatay oo leh Xoog kaga baxa, Kiradiiniina waxba kama jiraan oo lacag ka badan ayay dawladdu...

Somaliland: Nuxurka Khudbad Taariikhi Ah Oo Uu Guddoomiye Cirro U Jeediyay Dadweynaha Magaalada Ceerigaabo

Shacabka degmada Ceerigaabo aad iyo aad ayaan ugu mahad-naqayaa, waxaana aan uga mahad-naqayaa soo dhaweynta aan hore loo arag ee aad soo dhaweyseen weftigii...

Somaliland: Wefti Uu Hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gar-adag.

Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mud. Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada gar-adag

Somaliland: Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta gaadhay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag,waxana soo dhawaynta wasiirka ka qayb qaatay...

Somaliland: Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha Oo Sabtidda Ka Bilaamaysa Gobolka Sanaag

Diiwaangelinta  codbixiyeyaasha ayaa la filayaa  in ay  maalinta Sabtidda ah ee 15-ka  bishan July si rasmi ah uga bilaabanto  gobolka Sanaag iyo degmooyinkiisa. Waxaana ...

Somaliland: Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo La Filayo Inay Badhtamaha Todobaadkan Lagu Jiro U Safraan Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkooda Daaran Yahay

Wararka an helayno ayaa sheegaya in masyuliyiinta xisbiyada qaranku ay isku diyaarinayaan u dhawaan u safran magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag. Waxaana masuuliyiintani ay...

Somaliland: Shirka Badhan Halis Kuma Aha Qaranimadda Dalka

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay shirar beeleedyo la sheegay in ay maalmahan ka socdaan magaaladda Badhan ee gobolka Badhan, kuwaasi oo lagu sheegay in...

Somaliland: Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dayactir Lagu Sameeyay Biriijka Kowaad Ee Magaalada Burco (Muuqaal+SAWIRRO)

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryaynta Cali Hassan Maxamed ayaa Xadhiga Ka Jaray Manta Waxqabad Balaadhan Oo Laga Sameeyay Biriishka Koobaad Ee Magaalada Burco ,...

Somaliland: Taliayaha Cusub Ee Boliiska Sanaag C/Casiis Sheekh Ismaaciil Oo Maanta Xilkii La Wareegey

Taliye ku xigeenka ciidamada booliska Somaliland ayaa manta xilkii u kala wareejiyay taliyihii ciidamada booliska gobolka Sanaag iyo taliyaha cusub ee losoo magacaabay gobolka...

Somaliland: Ciidanka Qaranka oo la Wareegay Gacan ku haynta Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland.

Ciidanka Qaranka somaliland somaliland ee saldhigoodu yahay Magaaladda Oog ayaa sababo amaan darteed ula wareegay gacan ku haynta Madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland Axmed...