Monday, July 22, 2019
Home Tags Dilalka Shacabka Somaliland

Tag: Dilalka Shacabka Somaliland

Somaliland: Faysal C. Waraabe Oo Walaac Ka Muujiyay Cuna-qabataynta Hubka Ee Laga Qaadayo Somalia

Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID ayaa walaac xoogan ka muujiyey in shirka London ka qabsoomaya 11 Bishan in Somaliya laga qaado cunaqabatayntii...

Somaliland: Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Ka Hadlay Dilalka Qorshaysan Ee Soo Badanaya

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) , ayaa ka hadlay dilalka bartilmeedka ah ee muddooyinkii ugu dambeeyey ku soo...

Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeen Saylici oo Cambaareeyey Dilka Ka Dhacay Burco, Ciidamada Qarankana Ka Tacsiyeeyey

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa si adag u cambaareeyay dilka shalay magaalada burco loogu geystay...

Somaliland: Ciidamada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Dablay Nin Saaka Ku Dilay Magaalada Burco.

Ciidamada booliska gobolka Togdheer ayaa ku guulaystay inay gacanta ku soo dhigaan laba nin oo dablay hubaysan ah saaka subixii dil toogasho ugu gaystay...

Somaliland: Dabley Hubaysan Oo Badhtamaha Suuqa Burco ku Toogtay Nin Darawal Ah

Badhtamaha suuqa magaalada burco ayaa maanta dabley hubaysani ay ku dileen nin lagu magacaabo yusuuf oo ahaa darwaliinta gaadiidka xamuulka qaada ee loo yaaqano...