Tag: Cristiano Ronaldo

Browse our exclusive articles!

“Waa Xidigeena Ugu Weyn, Wuuna Ka Wanaagsan Yahay Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo” Romario

Halyeeygii hore qaranka Brazil – Romario ayaa aaminsan in Neymar uu yahay xiddiga ugu fiican aduunka isagoo ka horeeya saaxiibkiisa Barcelona Lionel Messi iyo...

Muxuu Cristiano Ronaldo Ka Yiri Dadka Ka Soo Horjeeday In Loogu Magacdarro Garoonka Diyaaradaha Jasiirada Madeira?

“Aad ayaan u faraxsanahay, waana la ii sharfay” ayuu yiri Cristiano Ronaldo isagoo ka qeybgalayay xalflad loogu magacdarayay garoonka magaalada uu ka soo jeeda...

Cristiano Ronaldo Oo Ka Mid Noqday 10-ka Xidig Ee Ugu Goolasha Badan Taariikhda Xulalka Dunida Kubadda Cagta.

Kabtanka qaranka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa xalay ka mid noqday qofka ugu dambeeya ee kasoo muuqda 10-ka xidig ee ugu goolasha badan taariikhda xulalka...

Kadib Kulamadii Isbuucaan Waa Sidee Miiska Kala Sareynta Gooldhalinta Horyaalka La Liga (Pichichi)

Lionel Messi ayaa horkacaya hogaanka gooldhalinta horyaalka Spain wuxuuna ka saaciday kooxdiisa Barcelona iney ugu horeyso horyaalka sida uu isaguba ugu horeeyo gooldhalinta. Leo wuxuu...

Cristiano Ronaldo Oo La Xaqiijiyay Inuu Seegi Doono Kulanka Eibar, Immisa Kulan Ayaase La Ganaaxay Bale.

Real Madrid ayaa goor hore u safartay Eibar iyadoo uu ka maqan yahay Gareth Bale iyo Alvaro Morata kuwaas oo aganaaxyo kala duwan ku...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img