World News in Somali

Itoobiya Oo Saamaxday Ninkii Sababta U Ahaa Kacdoonkii Qowmiyada Oromada Ee Horseeday Iscasillaadii Hailemariam

Waxaa Ay Dawladda Cusub Ee Uu Hogaamiye Abby Ahmed Ay Cafis U Fidisay Madaxii Ururka Ginbot 7 & Laba Telefishan Oo Laga Joojiyey Dacwad...

Hogaamiyaha mucaaradka Zimbabwe oo geeriyooday

Hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka waddanka Zimbabwe, Morgan Tsvangirai, ayaa ku geeriyooday waddanka Koonfur Afrika, sarkaal sare oo ka tirsan xisbigiisa MDC ayaa sidaasi...

Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacob Zuma, oo xilkii banneeyay

Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacob Zuma, ayaa xilka iska casilay kaddib maalmo uu haystay caddaadis ballaaran oo uga imanayay xubnaha xisbigiisa ANC. Waxa uu iscasilaaddiisa kaga...

Nin Dhagar Ku Galay Su’aalo Guurkiisa Ku Saabsan Oo Haweenay Ay Deris Ahaayeen Dhawr Jeer Weydiisay !

Nin u dhashay Dalka Indonesia ayaa waxa uu ku kacay arrin aad u fool xun oo ka baxsan bani'aadamnimada, ninkaasi ayaa waxa uu qudha ka...

Marwo Ka War Bixisay Saygeeda Oo Qudha Ka Jaray Gabadh Yar Oo Ay Dhaleen !

Dhacdo aad u layaab badan ayaa waxay ka dhacday Magaalada Al-axsa ee Dalka Sucuudiga. Aabo ku dhaqan magaaladaasi ayaa waxa uu si badheedh ah u dilay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img